MELVIN WAXA UU LA KULMAYAA VILDIS IYO TILDIS/ Melvin möter Vildis & Tildis

Munyua, Anna

| 2021


0


Matilda waxa ay ciyaartaa kubbadda cagta. Waxa ay ku fiican tahay sida goolka loo dhaliyo. Dhammaan ciyaartoyda kooxda ayaa sidaa aamisan, xitaa Melvin ayaa ku raacsan sidaa. Guri deriskooda ah ayay Vildis iyo Tildis u soo guureen. Waa xarfaan sida raha u booda, waxaanay aaminsan yihiin in ay yihiin kuwa ugu fiican ee ugu xariifsan. Inkasta oo ay xadeen kubbaddii caalamiga ahayd ee Matilda. Marka ay Vildis iyo Tildis ku soo biireen kooxda kubbadda cagta, waxa ay Matilda go?aan ku gaadhay in ay iska dayso kubbadda. Waligood Matilda iyo Melvin kuma ay fikirin in ay saaxiibbo la noqdaan labada tuug ee budhcadda ah! Maxaa yeelay sidaasi waa sida ay Vildis iyo Tildis yihiin. Miyaanay sidaa ahayn?? Matilda spelar fotboll. Hon är bäst på att skjuta boll i mål. Alla i laget tycker det.Melvin med.I grannhuset flyttar Vildis och Tildis in. De är riktiga mallgrodor som tror att deär coola och kan allt....

Visa mer

Skapa konto för att sätta betyg och recensera böcker

Recensioner

Bli först med att recensera denna bok